Ciidamada Puntland oo la wareegay xarun weyn oo lagu kala wareejin jiray Khamriga (Sawirro)

Sawirro÷ Ciidmada Amaanka oo la wareegay Saldhigii ugu weyn oo lagu kala wareejin jiray Khamriga la soo galiyo Magaalada Gaalkacyo. Ciidamada Amniga maamulka Puntland ayaa maanta waxa ay ku guuleysteen in ay gacanta ku dhigaan guud ahaan Xeradii kabida oo Noqtay saldhig weyn oo lagu kala wareejin jiray dhamaan khamriga la soo galiyo Magaalada Gaalkacyo. … Continue reading Ciidamada Puntland oo la wareegay xarun weyn oo lagu kala wareejin jiray Khamriga (Sawirro)